Wasaaradda Amniga Federaalka Oo …

War-Saxaafadeed kasoo bax…

Qodobo Laga Soo Saaray Kulanka M…

Madaxweynaha Jamhuuriyadd…

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo U Amb…

Wafdi uu hoggaaminayo Gud…

Madaxda Koonfur Galbeed Oo Digni…

Cabdulqaadir Shariif Shee…

Musharax Cabdicasiis Lafta Garee…

Musharaxa Madaxweynaha Ko…

Wasaaradda Amniga oo war ka soo …

War qoraal ah oo ka soo b…

Wararka Dibada: May Oo Ka Bad-ba…

Xisbi Xaakimka Conservati…

War Deg Deg Ah: Mooshinkii Laga …

Xoghayaha Golaha Shacabka…

Xasan Shiikh Oo La Kulmay Siyaas…

Madaxweynihii hore 4-aad …

Afhayeenka Baarlamaanka Federaal…

Maxamed Mursal Sheekh Cab…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Wasaaradda Amniga Federaalka Oo War Ka Soo Saartay Rabshadaha Ka Socda Baydhaba

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo. Qoraalka Wasaaradda amniga kasoo baxay ayaa waxaa Shacabka Magalada Baydhabo loogu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida. Sidoo kale Shacabka ayaa laga dalbaday inay la Shaqeeyaan kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana la faray laamaha Amniga ka Shaqeynta Amniga…

Read more

Qodobo Laga Soo Saaray Kulanka Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Ereteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal. Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ballaariyo iskaashiga ku aaddan arrimaha ganacsiga, maalgashiga iyo xiriirka tooska…

Read more

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo U Ambabaxay Dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare , Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi, oo ka kooban Labadda Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Dalka Turkiga, iyagoo halkaasi uga qayb galaya shirka Baarlamaannada Adduunka oo halkaasi ka dhacaya. Guddoomiye, Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay, xubno ka tirsan Baarlamanka Dalka Turkiga iyo Mas’uuliyiin kale. Wafdigan…

Read more