Guddoomiye Ku-xigeenka Gudigga D…

Sayid Cali Sheekh gudoomi…

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Cabd…

Madaxweynaha dowlad gobol…

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Cii…

Al-Shabaab ayaa degmada C…

Gudigga Doorashooyinka Qaranka O…

Gudigga doorashooyinka Ma…

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa B…

Maamulka Gobalka Banaadir…

"Wareegto" Ra’iisal Wasaare Soom…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuum…

Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen…

Madaxweynaha Cusub Koonfu…

Gollaha Amaanka Oo Ugu Baaqay Do…

Qoraal kasoo baxay kulank…

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gar…

Madaxweynaha Dowlad Gobol…

Guddiga Qaban-qaabada Xafladda C…

Waxaa goordhaw lagu dhawa…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Gudigga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiye Ku-xigeenka Gudigga

Gudigga doorashooyinka Madaxbanaan ee Qaranka ayaa soo saaray warqad ay ku saxiixan yihiin 5 xubnood oo gudigga ka tirsan iyo gudoomiyaha oo xilka looga qaadayo gudoomiye ku xigeenka gudigga qaranka Sayid Cali Sheekh. Sababta looga qaaday xilka ayay gudiggu ku sheegeen in uu Sayid Cali Sheekh uu ku tuntay shuruucda gudigga doorashooyinka Qaranka sidoo kalena…

Read more

Baaritaanka Dab Qabsaday Suuqa Bakaaraha

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay inay baarayaan dab xalay qabsaday qeybo kamid ah suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdullaahi Tuulax , Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir oo ka hadlay dabka ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in dabkaasi uu ka dhashay khasaaro iyo burburka hanti badan oo ay lahaayeen Ganacsatada…

Read more

“Wareegto” Ra’iisal Wasaare Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Soo Celinta Hantida Qaran

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka. Guddigaan ayaa ka kooban 11 Xubnood oo 8 ka mid ah ay ka mid yihiin Golaha Wasiirada Soomaaliya,waxaana sidoo kale ka mid ah Duqa Muqdisho,Hanti Dhowraha Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka. Guddigaan ayaa waxa ay ka Shaqeyn…

Read more