Akhriso: Magacyada Iyo Beelaha A…

Halkan Ka Akhriso Magacya…

Aqoonyahano Eedeyn U Jeediyay Xi…

Qaar kamid ah Aqoonyahana…

Musharax Aadan Saransoor Oo Maan…

Musharax Madaxweynaha Maa…

Shariif Xasan Oo Sheegay In Amni…

Madaxweynaha wakhtigiisa …

Xaaf Oo Ku Taliyay In Golaha Isk…

Magaalada Garoowe ee Xaru…

Axmed Madoobe Oo Shaki Galiyay D…

Axmed Maxamed Islaam “Mad…

Guddiga Doorashada Koonfur Galbe…

Kulan ay Maanta Magaalada…

Shariif Xasan Oo Gaaray Magaalad…

Madaxweynaha maamulka Koo…

Galmudug Garabka Cadaado Oo Mada…

Magaalada Cadaado ee Gobo…

Sucuudiga Oo Qirtay Dilka Wariye…

Warbaahinta dowladda Sucu…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Monthly Archives: August 2018

Xasan Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Lagu Dardar Gelinayo Daabacada Shilin Soomaaliga Cusub

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka kaas oo ka qayb galeen xubna ka socda hay’ado caalami iyo dawladaha ay Soomaaliya bah-wadaagta yihiin. kulanka ayaa ajandayaashiisa ugu waawayn waxaa kamid ahaa dardar-galinta qorshaha samaynta lacagta cusub ee shilin Soomaaliga ah, waxaana dhammaan…

Read more

Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

Dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan oo ku heyb ah Mooto Bajaajle shalay lagu dilay magaalada Beledweyne ayaa galabta wuxuu ka dhacay magaaladaasi. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen dagaalkan inuu ka dambeeyay kadib markii ay rasaas bilaabeen maleeshiyaadkan oo tan iyo shalay ku hareereysnaa saldhigga Booliska oo uu ku jiro askariga dilka geystay.…

Read more