Daawo Sawirrada: Beero Ku Yaalo …

Waa dhul beereed ku yaa…

War Deg Deg Ah: Ciidamo Xiray Wa…

Sida ay sheegayaan warark…

Milatariga Ethiopia oo La Wareeg…

Muuqaalo laga soo duubay …

Mareykanka oo Sheegay In uu Duqe…

Qoraal ka soo baxay Talis…

MAYOR OF MOGADISHU SAYS "MOGADIS…

Mayor of Mogadishu, who i…

Somali pirate sentenced to life …

A 31-year-old Somali man …

North Korea faces tighter sancti…

The US is to tighten sanc…

Erdogan says West ignores famine…

The West has ignored the …

Kenya’s press freedom has stagna…

Kenya’s press freedom rat…

Somalia envoy urges protection o…

The Somalia ambassador to…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Milatariga Ethiopia oo La Wareegay Magaalada Jigjiga

Muuqaalo laga soo duubay magaalada Jigjiga laguna baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayaa iyadoo ciidamo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan ay laa wareegeen guud ahaan xafiisyadii ay ku shaqayn jireen madaxda dawlad deegaanka soomaalida itoobiya, sidoo kale shacabka ayaa mudaharaad kala hortay ciidamadaas.

Sidoo kale xubno soo duubay muuqaal sheegayna inay ku sugan yihiin xarunta xisbiga ee jigjiga waxay sheegeen in saaka ay ku warheleen iyadoo magaaladii iyo xafiisyadii ay ku gadaaman yihiin ciidamada milateriga, waxayna sheegeen in talabadaan ay ka dambaysay markii madaxweynaha Dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar iyo ra’iisal wasaaraha ay ku kala aragti duwanaadeen qoondada ay dadka deegaanku ku yeesheen shidaalka laga helay dhulka soomaalida.

Ugu danbayn shacabka ay ugu baaqeen dal iyo dibad inay isku duubnaadaan, sidoo kalena waxay xaqiijiyeen in aysan ogayn meel uu joogo madaxweynihii dawlad deegaanka soomaalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Sections

Shows

Local News

Tools

About Us

Follow Us