Daawo Sawirrada: Beero Ku Yaalo …

Waa dhul beereed ku yaa…

War Deg Deg Ah: Ciidamo Xiray Wa…

Sida ay sheegayaan warark…

Milatariga Ethiopia oo La Wareeg…

Muuqaalo laga soo duubay …

Mareykanka oo Sheegay In uu Duqe…

Qoraal ka soo baxay Talis…

MAYOR OF MOGADISHU SAYS "MOGADIS…

Mayor of Mogadishu, who i…

Somali pirate sentenced to life …

A 31-year-old Somali man …

North Korea faces tighter sancti…

The US is to tighten sanc…

Erdogan says West ignores famine…

The West has ignored the …

Kenya’s press freedom has stagna…

Kenya’s press freedom rat…

Somalia envoy urges protection o…

The Somalia ambassador to…

«
»
TwitterFacebookPinterestGoogle+

Isco “Aniga Ayaa Boqor Ah Haatan” Daawo

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Isco ayaa gool nooc kale ah dhaliyay xilli uu ku jiray tababarka kooxdiisa Real Madrid ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Isco oo haatan loo xil saari doono in uu buuxiyo booskii uu baneeyay Cristiano Ronaldo ayaa haatanba sii muujinaya tayadiisa iyo in uu buuxin karo booska Ronaldo.

Xiddigan ayaa dhaliyay gool wareer ah isaga oo waliba daba taagan shabaqa halka uu sidoo kale xiddigaha Real Madrid oo dhan kaga adkaaday tartan loo qabtay.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Sections

Shows

Local News

Tools

About Us

Follow Us